Posts

Showing posts from October, 2023

Falastiin πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

Guul iyo gobonimo falastiin  Isha Allah way guulaysaneysa falastiin  waa dad muslimiina ilaahay baa la jira dulmiga yuhuuda way ka baxaysaa guushu iyagay ku danbayn  Waa in loo duceeya dadka reer falastiin mar walba waa in garab la siiy aa 

Warka maanta

Image
  Warka maanta ugu xamaasada badan waa  Ssc khaatumo oo loo aqoon saday maamul buuxa iyo qayla iyo calacalka ka yeedhaya maamulka soomali diid ka ah ee slm waxanu leenahay dhulbaharte tagyoo idiima baahne iska ilooba  Reer soomalilanow wax badan waa gumaysateen reer khatumo maanta way idinka tashadeen oo waydan naceen Adoowbayna idiin sheegteen  Dagaalkii mudadan wadeen reer khatumo waad guulaysateen waxaad yeelateen maamul guul iyo gobonimo 

SSC KHAATUMO

Image
 Ssc khatumo guul iyo gobonimo modo badan kedib waad guulaysateen Muda badan oo reer khaatumo aay ku jirtay xaalad xun oo colaadeed wax badan oo laba maamul isku haysteen,iyagoo uusan wax tarin maamul xumana aay la soo deristay markii sifuud loo dilay haldoorkii.  dhalashadii iyo waliba aqoonkii bulshada  Reer ssc khatumo way udulqaadan waayeen xaalada ay ku suganyihiin waxay bilabeen dagaal aan loo kala harin rag iyo dumar saqiir iyo kabiir kana bilaamay dhagax iyaga oo lala dhacayo dhishiike hoobiye iyo weliba hub aad u culus  . Mudo sanad ku dhowaad ah dagaal.soday oo aan loo kala harin reer khatumo way xoraysteen dalkoodi  waxayna noqdeen dad wadajira oo isku mowqifa   waxaay gaareen  heer heer loo aqoon sado maamul ka madax banaan maamul kale waxaay gareen guul reer khatumo waxay noqdeen dad aan la soo hawaysan karin    Dabaal dega maanta reer ssc khatumo  guul iyo gobonimo reer ssc khatumo