SSC KHAATUMO
Ssc khatumo guul iyo gobonimo modo badan kedib waad guulaysateen
Muda badan oo reer khaatumo aay ku jirtay xaalad xun oo colaadeed wax badan oo laba maamul isku haysteen,iyagoo uusan wax tarin maamul xumana aay la soo deristay markii sifuud loo dilay haldoorkii.
dhalashadii iyo waliba aqoonkii bulshada
Reer ssc khatumo way udulqaadan waayeen xaalada ay ku suganyihiin waxay bilabeen dagaal aan loo kala harin rag iyo dumar saqiir iyo kabiir kana bilaamay dhagax iyaga oo lala dhacayo dhishiike hoobiye iyo weliba hub aad u culus .
Dabaal dega maanta reer ssc khatumo
guul iyo gobonimo reer ssc khatumo



Comments
Post a Comment