Falastiin πŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡ΈπŸ‡΅πŸ‡Έ

Guul iyo gobonimo falastiin 

Isha Allah way guulaysaneysa falastiin  waa dad muslimiina ilaahay baa la jira dulmiga yuhuuda way ka baxaysaa guushu iyagay ku danbayn 

Waa in loo duceeya dadka reer falastiin mar walba waa in garab la siiyaa 



Comments

Post a Comment